Deli Divane [Somali translation]

  2024-05-16 02:01:15

Deli Divane [Somali translation]

Adigu waxba haba oran, aamus

Adigu iska aamus indhahaagu ha hadlaane

I dil, adiga uun idil kalgaceylkaagu qalbigeyga ha ku xabisnaadee

Aniga sideydii in aadan aheyn baadba moodaa

Indhaheygu qam aan waxba arkeyn bay noqdeen

Waan waashayoo jaceylkaagaa i khafiifiyey

Maan iyo maskaxba adaa ii noqday

Mise anigaa waalan?

Wax waalanoo wareersan maan ahay?

Farriin qurood soo dirto baa ku filan in aan dhinacaaga usoo ordp markale

Ebru Gündeş more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop-Folk
  • Official site:http://www.ebrugundes.com.tr/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Ebru_G%C3%BCnde%C5%9F
Ebru Gündeş Lyrics more
Ebru Gündeş Featuring Lyrics more
Ebru Gündeş Also Performed Pyrics more
Excellent recommendation
Popular