Hayat gibi [Somali translation]

Songs   2024-05-09 08:44:55

Hayat gibi [Somali translation]

Sida in aad gacanteyda sii deynin oo kale baan

maqnaanshahaaga nafteyda ku kalsoonaaday, waana adkeystay.

Sida in aysan jirin sheeko dhamaad xun leh oo kale baan

Arrinteena in ay si wanaagsan ku dhamaaneyso baan is moodsiiyey, been bayna aheyd

Dhaxanta ayaa soo badaneysa maalmahan,

Waan ogahay in aad dhaxmoon doonto

Alla! Is jir (naftaada ka taxadar) oo soo xasuuso xagaagii

Waan ku baryaa ilasoo xiriir mar mar

Hana igu kalifin in aan daaqada kugu sugo

Waa hubaal in qof uun uu noloshaada soo geli doono

Faraxsanoow, isagana (qofka nolsohaada ku soo biirey) ha dayicin,

Arxan laawad baad tahay, caasiyad baad tahay

Khayaanooleey baad tahay, Munaafaqd baad tahay

Dambi la'aan baad tahay, haddana dambile baad tahay

Sida nolosha oo kale

x2

Toygar Işıklı more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop, Pop-Rock
  • Official site:http://www.toygarisikli.com
  • Wiki:http://tr.wikipedia.org/wiki/Toygar_I%C5%9F%C4%B1kl%C4%B1
Toygar Işıklı Lyrics more
Toygar Işıklı Featuring Lyrics more
Toygar Işıklı Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Artists
Songs