İki Medeni İnsan [Somali translation]

Songs   2024-07-04 10:56:20

İki Medeni İnsan [Somali translation]

Gabal-gabal waa kuwaas Riyooyinkeygii burburay isoo hortaagan

Saan wax u jeclaaday la iima jeclaan

Caraf-caraf waa kaas udgoonkaagii weli sariirteyda dul saaran yahay (ka soo urayaa)

Laakiin ma joogayo (sariirta dusheeda), wuu dhamaanayaa 3 ilaa 5 beri

Saacadaan kadib qalbigu daqiiqad ma sii joogayo

Intaas oo ballan kadib

Beenleey, Beenleey qofna ma ku aaminayo

Waad ii jeclaan kari weyday sow ma ahan

Jirkeygaan hab waad siin kari weyday sow ma ahan

Hadde labadeenaba kheyr hanoo noqoto

Haye hadde adigana bax, halkaan ha sii taagnaan

Laakiin fadlan albaabka ha isku sii dhufan (xanaaq dartiis)

Annaga laba qof oo ilbax ah baan nahay

Intaas ha ahaato farqigeena (aan uga duwan nahay dadka kale)

Murat Boz more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Dance, Folk, Pop, Pop-Folk, R&B/Soul
  • Official site:http://www.muratboz.com/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Murat_Boz
Murat Boz Lyrics more
Murat Boz Featuring Lyrics more
Murat Boz Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Artists
Songs