Ellerim Böyle Boş mu Kalacaktı? [Somali translation]

Songs   2024-07-07 08:27:01

Ellerim Böyle Boş mu Kalacaktı? [Somali translation]

Ma sidan bay noqotay in aan u sacbo marnaado?

Had iyo jeerna ma in aan ilmeeyo ayay noqotay?

Ma waxay noqotay in dhexdeennu buuro kala xiraan?

Ha murgin mataankayow maalin uun waan kulmi doonnaaye

Hadduu mowdku nakala geeyo xataa aakhiraanu ku kulmi

Xaalkeennu ma sidan buu noqday

Casrigan fiican miyay noqotay in aan barooranno?

Ma waxay noqotay in dhexdeennu buuro kala xiraan?

Ha murgin mataankayow maalin uun waan kulmi doonnaaye

Hadduu mowdku nakala geeyo xataa aakhiraanu ku kulmi

Muazzez Ersoy more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish, Turkish (Anatolian dialects)
  • Genre:Opera
  • Official site:http://www.muazzezersoy.net/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Muazzez_Ersoy
Muazzez Ersoy Lyrics more
Muazzez Ersoy Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Artists
Songs